Waxaa Maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedkii u dhexeeyay dalalka Afrika...
Kulanka uu laqaatay wariirka ka luumeysiga iyo qeyraadka bada mudane Maxamed Cumar Ceymooy qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool...
Deegaanka Ceelhuur oo u dhaxeeya degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ayaa dadka ku nool waxa ay ka cabanayaan biyo la'aan daran...
Binali Yildirim R/wasaaraha Turkiga ayaa ku gooddiyay in dowladdiisa ay jawaab cad ka bixindoonto ka bixin doonto weerar loo adeegsaday...
Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed u dhexeeya dalalka Afrika iyo dowladda Japan kaasoo loo yaqaano TICAD. Dowladda...
Dowladda Masar ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka caawineyso sugidda amniga dalka. Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Masar ayaa...
Nairobi, (Villa Somalia)——Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka...
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda...
Dowladda Mareykanka waxaa ay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii mico darada ahaa oo xalay lagu qaaday maqaayadda Banaadir Beach ee...
Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho