Dhalinyaradu waa laf dhabarka bulshada, xilliga dhalinyaranimaduna waa marka ugu haboon ee qofka looga faa’iideysto maskax ahaan iyo mururq ahaan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka, ugu baaqay in iyadoo la eegayo waqtiga yar ee...
Ciidanka hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa ka hortagay weerar Qarxyo ah oo la doonayay in loo adeegsado Cobiyuutarro...
Ciidamada Amaanka Dalka ayaa ka hor tagay weerar qaraxyo ah oo loo adeegsan lahaa Gaari iyo Todobo Laabtob, kuwaasi oo ay...
Kulan looga hadlay baahinta awoodda Dowladda Dhexe iyo dhismaha Dowladaha Hoose ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar. Kulankan ayaa waxa...
Maxkamadda Cidamada Qalabka Sidda ayaa Maanta u yeertay Hakan Aydin oo ah Madaxa Amniga Shirkada Favori oo gocanta ku haya garoonka...
Ra’iisul wasaare ku_xigeenka Xukuumadda soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta kmg ,dowladd gobaleedka...
Tababar ay soo qaban qaabisay wasaarada Dastuurka ayaa loo furay Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaarada Dastuurka Xukuumada faderaalka Soomaaliya, Gudigga...
Agaasimaha wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Sheekh "Al-Cadaala" ayaa munaasbad soo dhawayn ah loogu sameeyey magaalada Stockholm ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho