Ciidamada Xooga Dalka ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo hore ay ugu...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay inay dilaan horjoogayaal iyo maleeshiyaad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta kulan muhiim...
Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa waxaa maanta marti ku ahaa Guddiga dib u eegista...
Ciidamada talyaaniga ee qeybta ka ah kuwa Midowga Yurub ayaa deeq isugu jirta qalab caafimaad, Biscut Cabitaan iyo kobo waxa...
Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab...
Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda mintidiinta ah ee Xisbullah oo magaciisa lagu sheegay Mustafa Badreddine. ayaa lagu dilay duqeyn...
Shir looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta uga furmay magaalada Kasabalanka ee dalka Maroco. Danjiraha...
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan lala eegtay saldhig kooxda Shabaab ay ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho