Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Degmada Qasaxdheere ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulada Weel-manaas oo 15km u jirta Degmada Qansaxdheere...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane: Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur ayaa magacaabay Guddoonka Dhallinyarada Degmada Dhabad. 1-Ca𝐛𝐝𝐢...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa ka hortagay weerar maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan magaalada Masagawaa...
Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka kalafadhiga 11-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha,...
Masuuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiwahaab Sheekh Abuukar ayaa magacaabay Guddoonka Dhallinyarada Degmada Bandiiradlay. 1-Ca𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐌𝐨x𝐚𝐦𝐞𝐝...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho