Taliska hey’adda Nabadsugidda ee maamulka Galmudug ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta adkeeynta ammaanka deegaannada Galmudug. Taliyaha ciidanka Nabadsugidda ee...
Kulankan oo looga tashanayay Hindise sharciyeedka ku saabsan diyaarinta siyaasada Qaran ee Jinsiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka...
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca siyaasada ee Maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta tababbar u furay fududeeyayaasha Mashruuca waxbarashada...
Sanadkasta waxaa uu maskaxda noolaha uga tagaa sheekooyin isugu jira farxad iyo murugo, kuwaas oo ugu soo noqnoqda xusuusata hadba...
Munaasabadan shahaado lagu siinayay 107 arday oo dhamaysatay dugsiga hoose dhexe una talaabaysa dugsiga sare ayaa lagu qabtay iskuulka Shira...
Maanta oo kale 1971 waxaa la aas aasay Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka iyadoo hadda laga joogo muddo dhan 45 sano, hadaba...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Jeneraal...
Guddi isku howlay xalinta xiisado ku soo laab laabtayDegmada Caabudwaaq ayaa soo bandhigay sida ay oga gun gaareen arintaasi. Guddiga...
Wasiirka amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka hadlay qarax maanta...
Mogadishu, 02 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka...
RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA DHEXE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay maydadka tiro ka mid ah Khawaarijta iyo hub fara badan oo...
RADIO MUQDISHO:-Shacabka ku nool gobollada Hiiraan, Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo ayaa ka hadlay sida ay u soo dhaweynayaan dhismaha Maamulka Waqooyi...
RADIO MUQDISHO(SHABEELLADA DHEXE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee...
RADIO MUQDISHO:-Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa hambalyo diirran u dirtay hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed kaddib caleemo-saarkii guuleystay ee Madaxweynaha Dawladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho