Maamulka Baledweyn ayaa sheegay in biyo la’aanta Wabiga Shabeelle ay saameysay shacabka degmada iyo wax soo saarka dallaga beeraha iyada...
Hoos u dhac dhinaca adeega Caafimaadka ayaa ka jira degmada Bardaale ee gobolka Bay. iyada oo Maamulka degmada uu baaq...
Hay adda Qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaacala cape town ee dalka...
Kulan oo aqoon isweydaarsi ah oo ay soo agaasimeen ururrada Sosda Iyo Daryeel ayaaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo iyado ay kulanka...
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Jaylaani Nuur Iikar oo maanta ka qayb galay shir heer caalami ah...
Injineerada ku howlan dhismaha waddada isku xiri doonto Hobyo iyo Muqdisho ayaa maanta faah faahin ka bixiyay halka ay mareyso...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya,...
Kulanka looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa ciidan isku dhafan oo kooxda nabad diidka ah ka saara deegaanada ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, danjiraha Australia, wakiilka uga...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho