Ciidammada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Deegaan hoostaga Degmada Buulaburde...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay...
War Saxaafadeed 30-12-2015 Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka ayaa sheegay in Hindise Sharciyeedka Saxaafadda uu wax badan ka badalidoono Wacyiga ay hadda ku Shaqeeyaan Saxaafadda...
Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Saxafiyiinta Caalamka ee CPJ ayaa soo saaray warbixin sanadeedkiisii, wuxuuna sheegay in sannadkan sii dhammaanaya ee...
Sida ay sheegeen Booliska dalkaasi Bakistaan, 22 qof ayaa ku dhimatay tira kalana way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xarun...
Booliiska dalka Belgium ayaa xiray labo ruux oo looga shakisan yahay in ay qorshaynahayeen in ay magaalada Brussels weerar ku...
Suxufiiyiinta ku nool magaalada muqdisho ayaa soo dhaweeyay Go'aankii shalay ay baarlamaanka Federaalka aku meelmariyeen sharciga safaaxadda kaas oo muddo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maanta Xarigga Ka Jaray Waaxda towfiiq oo ugu...
Dr.Ibrahim maxamed Mursan oo ah Qofkii ugu horeeyay ee Darajada PHD ka diyariya Saxafada Soomaaliya ayaa Isniintii waxaa uu Muxaadaro...
RADIO MUQDISHO(SHABEELLADA DHEXE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee...
RADIO MUQDISHO:-Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa hambalyo diirran u dirtay hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed kaddib caleemo-saarkii guuleystay ee Madaxweynaha Dawladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Odayaasha, Isimmada iyo Cuqaasha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho