Guddomiyaha degmada Heliwaa Maxamed Axmed Xaashi ayaa sheegay in maamulka uu soo saaray amar ah in dadka deegaanka ay hortooda...
Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku riday eedeysanayaal maxkamada horey loo horkeenay,...
Deeqdaan lacageed oo ah mid alaaba Ururka Xanaano uu ku taakuleeyo qaar ka mida carruurta agoonta ee wax ka barata...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray waddo laami ah oo Maamulka...
Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya...
Mogadishu, 12 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Maamulka degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ugu baaqay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in adeegyada bulshada ay ka hirgeliyaan...
Kulamo lagu xoojinayo isdhexgalka bulshada iyo Hay’adaha ammaanka ayaa ka soconaya degmada Wanlaweyn, halkaasi oo uu booqasho ku joogo Guddoomiyaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la adkeeyay ammaanka Dalka, wixii ka dambeeyay weeraradii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen qeybo...
Taasi macnaheedu wuxu yahay in geedka quraca ahi uu wax badan dheer yahay geedaha kale, hase ahaatee qaraxii dhawaan gil-gilay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho