Xaalada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay tahay mid dagan, islamarkaana aaney jirin...
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee dadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne kuwaasoo ku dhibaateysan duleeddada magaaladaasi. Qoysaska ka...
Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada XDS ay toogasho ku dileen...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xasan Odawaa ayaa maanta Kormeer uu u guur galayay Saameynta Fatahaadda Wabiga...
Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisoom ayaa maanta howlagal ka fuliyay deegan u dhaw degmada xudur oo qiyaastii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheekh...
In ka badan 70 Madaxweyne iyo R/wasaarayaal isugu jira ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir caalami ah...
Mogadishu, 21 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasaarada Arrimha Gudaha iyo faderaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Shir ku lagu soo gabagabeeyay magaalada Cadaado kaas...
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho