Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Cabdul qaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in inta uu socday dagaalka Khawaarijta dalka looga...
Kulan looga hadlayay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa lagu qabtay Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug oo ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho uga qaybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee Bani’aadannimada oo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta ka hor hadlay golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay guddoomiye...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 14-aad, waxaana shir...
Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa...
Ismaaciil Jimcaale Fiidow oo katirsan khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala degmada Ceeldheer ee...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Layli-sargaal cusub oo dalka dibadiisa wax lagu soo baridoono hadaba dhalinyaradda jecel inay...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho