Wariye caan ka ahaa dalka Pakistan laguna magacaabi jiray Khurram Zaki una dhaq dhaqaaqi jiray xuquuqda aadanaha, ayaa lagu toogtay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta ku wareejiyey qalab ka kooban Kombuyuutaro, Laabtoobyo, Birintiro...
Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta loo caleemo saaro xilka Madaxtinimada Jabuuti mar kale kadib markii uu dhawaan...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay qalabka saadaasha hawada oo uu ka keenay dalka Kenya, si...
Wasiiradda Kalluumeysiga dalka ayaa wadda qorshe lagu dhiiri gelinayo in dib loo soo nooleeyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka, taasi oo...
Caawa Salaaddii marqib ka dib waxaa magaalada Gaalkacyo toogasho lagu dilay Alle ha u naxariistee Eng. Cumar Cabdulle Oo aad...
Magaalada Ceel guduud waxay ku taallaa Bartamaha Gobolka Gedo waxaana dhinaca bari ka xiga magaalada Garbahaareey, dhinaca koonfurgalbeedna waxaa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada...
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Cameroon ee lagu magacaabi jiray Patrick Ekeng, ayaa geeriyooday kaddib markii uu sara joogga ka dhacay,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiixkiisa ku qaabilay duqii hore ee magaalada Muqdisho, isla markaana horey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho