Wararka ka imaanaya dalka Turkiga waxa ay sheegayaan in ugu yaraan 33 qof oo tiro caruur ah ay ka mid...
kullanka 26-naad ee madaxda Midowga Afrika oo ka socda Waddanka Itoobiya ayaa hadal kala duwan laga jeediyay kuwaas oo dhammaantooda...
Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta u qabatay agaasimeyaasha guud shir looga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay iyo qorshayaasha ay hiigsanayan sanadkan Wasaarad...
Maamulka Gobolka Bakool iyo Boqolaal Dadweyne ayaa isugu soo baxay banaanbax lagu taagyeerayo go'aankii ka soobaxay shirkii madasha wadatashiga Qaran...
Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Addi Ababa ee xarunta dalka Ethiopia,...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 3 kormeer ku tegay Dekedda magaalada Boosaaso, oo dhowaan la...
Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa wiil Soomaali ah ku xukuntay sagaal sano oo xarig ah kaddib...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’rake ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, oo uu kaga qeybgeli doono Shir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho