Kulankan looga hadlayay dardar gelinta amniga guud ee gobolka banaadir oo maanta lagu qabtay xarunta tababarka ee loogu magac daray...
Addis Ababa, 31 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in...
Kulankaan oo looga hadlayay sidii iskaashi looga samayn lahaa horumarinta Kalluumaysiga ayaa waxa wada qaatay Safiirka Dowlada turkiga u fadhiya...
Boqolaal Soomaalida Columbus ah ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii loo heli lahaa Soomaali siman taas oo macnaheedu yahay...
Xoghayaha guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax ayaa dalka Switzerland uga qeyb galay seminaar ay ka qeb galeen...
Garoonka diyaaradaha degmada Dhuusammareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga billaabay dhismo qayb cusub oo lagu kordhinayo, si garoonka sare...
Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu ay taageersanyihin go’aanadii ka soo baxay shirka Madasha wadatashiga...
Addis Ababa, 30 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad...
Shirkan oo madaxda ka qeybgalaya uu ka mid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa si...
Wafdiga uu hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa qayb ka ahaa wasiirka amniga Cusmaan Ciise Nuur Taardhuleed,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho