Kal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Ardaydan oo tiro ahaan ku dhowaa 300 ayaa kala ahaa Bachelor-ka iyo Master degree ayaa ka qalin jabiyay Jaamacada Hope...
Maamulaha xarunta xanaanada agoonta Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ku hadleysa magaca macalimiinta iyo ardayda agoonta gabdhaha ah ee...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Guddoomiyaha gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta siwadajir ah u dhagaxdhigay Wadddo muhiim u ah marinka gaadiidka xamuulka...
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bari ahna ku simaha guddoomiyaha Axmed Cali Cirro oo ugu horreyn kulanka furay ayaa sheegay in...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ee uu maanta Muqdisho ka...
Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii...
Kulan ay isugu yimaadeen ururrada haweenka ee ka jirta caasimadda, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho