Addis Ababa, 1 February 2016: Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya, ayaa (31-01-2016)xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa...
Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay dowladda Masar inay sii deyso wiil yar oo Soomaali ah oo u xiran muddo lix...
Madaxweynaha dowladgoboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kormeeray qeybta 21-aad ee ciidamada XDS. Kormeeerka maanta uu madaxwaynaha Galmdug ku...
Tababarkan oo lagu baranayo ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis...
Nairobi, 01 February 2016 - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye...
Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad...
Siminaarkan lagu baranayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda iyo doorashada dalka ee sanadkan 2016-ka ayaa waa loo qabtay sodon...
Ugu yaraan labo ruux ayaa dhimatay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib hoobiyeyaal ku dhacay xero ay ku noolyihiin qoysas...
Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho