Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kudhawaad shan boqol oo qof lagu soo qabtay howl-gal laga sameeyay Xamarweyne-DHAGAYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la dhigay goob maqaaxi ah oo ku taala dhabarka dambe ee xarunta dowladda Hoose ee Xamar, taasi oo lagu magacaaho Al-Hindi.

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qarax ay ku geriyoodeen 4 ruux oo ay ku jiraan carruur iskuul ka timid, halka ay ku dhaawacmeen saddex kale, kuwaasi oo loola cararay gobaha caafimaadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Gaariga qarxay waxa uu ahaa nooca Nooh loo yaqaan, waxaana uu isku qarxiyay maqaaxi ay dad shacab ah ka cuntaynayeen, waxa ay isu dhawyihiin xarunta dowladda Hoose, runtii aad ayaan uga xumahay dadka waxyeelada ka soo gaartay, Qaraxuna waxa uu ahaa mid ah gaari goobta la soo dhigay” ayuu yiri Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka degmada inay is dajiyaan oo ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

 

Previous Post

Madaxweynaha oo furey kalfadhiga 8 aad ee baarlamaanka

Next Post

In ka badan 50 Al-shabab ah oo lagu diley Galgaduud

Next Post
Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Oo Meel Wanaagsan Mareysa

In ka badan 50 Al-shabab ah oo lagu diley Galgaduud

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In