Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray Ku xigeenka dhinaca Siyaasadda Xoghayaha Guud ee QM,iyadoo uu kulan la qaatay Madaxda...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu Wehlinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq...
Munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxay ahayd...
Kulanka maanta xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku...
Wareegto Kasoo baxday Xafiiska M.weynaha Maamulka Gal-Mudug, oo Nuqul kamid ah Lasoo gaarsiiyay War-qabadka Radio Muqdisho ayuu M.weynaha Maamulkaasi C.kariim...
Kulankan ay maanta isugu yimadeen guddiga joogtada ee Baarlamanka Soomalaya ayaa looga hadlay qorshaha iyo hortabinta howlaha horyalla golaha shacabk...
Wasiirka Duulusta iyo Gaadiidka Hawada Xuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jingeli oo Shir Jaraaid ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde...
Ganacsata isugu jiray mas'uuliyiin ka tirsan rugta gacansiga soomaaliya iyo kuwa reer galmudug ah ayaa gaaray cadaado, waxaa garoonka diyaaradaha...
Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Daahir Maxamud Geele ayaa la kulmey Amiir Waliid Bin Talaal...
Wafdi uu Hogaaminayay Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali Bin Cali oo ku sugan Caasimada Dalka Sudan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho