Janaasada Marxuumka waxay ka dhacday Masjidka Cumar Makram oo ku yaalla agagaarka xarunta Jaamacadda Carabta; fagaaraha Taxriir ee magaalada Qaahira....
Soomaaliya waxay sanado badan la daalaa dhacaysay Dhaqdhaqaaqyada Argagixiso ee Kooxda xiriirka la leh Al-qaacidda ee Al-Shabaab. Waxayna sanado badan...
Deegaannada Qandho iyo Teedo oo hoostaga magaalada Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo dagaal ku dhexmaray maleeshiyaad ka tirsan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sShirka Qaran ee Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya, ee uu shir guddoominayay Warfaafnta,...
Muqdisho, 25 November, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qado sharaf ugu...
Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo...
Guddiga dib u heshiisinta Qaranka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen arrimaha la xiriira hiigsiga...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya Raheel...
Shirka Qaran ee Warbaahinta ee ay ka qeyb galayaan wasiiro ka socda dowlad-goboleedyada iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo hay’ado...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho