Taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo maamulka degmada...
Guddoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta la kulmay dhammaan shaqaalaha Dowladda Hoose ee...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay shirar caalami ah oo looga hadlayay Batroolka iyo...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan 40 hablo ah...
Mogadishu, 07 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaawacay Muqdisho, xilli uu ku wajahnaa xarunta golaha shacabka....
Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa gudaha galaya akhrinta labaad ee...
Mudane ka tirsan Barlamaanka oo ku sugan gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaano ka tirsan gobolka oo dufaanno...
Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in kaalintooda ay ka qaadanayaan sidii u dajin loogu helin...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Cismaan Daallo) oo shalay ka qeyb galay kulanka todobaadka...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Munaasabad ballaaran oo si heer qaran ah loo soo agaasimay kana qayb galayaan madaxda ugu sarreysa ee dalka,ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Waxa maanta magaalada laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari ka qabsoomaya munaasabada caleemo saarka Madaxda dowlad gobolleedka Waqooyi...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la...
RADIO MUQDISHO(SOUTH SUDAN):-Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho