Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweynaha ayaa guddoomiye cusub gobolka Banaadir lagu magacaabay, iyadoo xilkii looga qaaday Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Wasiiirka Batroolka Iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaaa Gaaray Magaalada Cape Town ee Dalka south Africa...
Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo xaadiray kullanka maanta, waxaana Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland...
Kulan uu soo qaban qaabiyay Maamulka Dowladda Hoose ee xammar isla markaana ay ka qayb galeen Ururada ka shaqeeya Nadaafadda...
Mas’uuliyiin ka socday Ururka waxbarashada islaamka oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta...
Madaxweynaha jamhuuriyadda iyo wafdi ballaanran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda ay ka Amba-baxaan dalka, iyagoo...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Shacabka Gobolka Mudug waxa uu ugu baaqay in ay si nabad ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay muhiim u tahay meelmarinta Sharciga la Dagaallanka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa sawirada furitaanka kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ee uu maanta si rasmi ah...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho