Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo hawlgaladaan ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay ku...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maalmahaan ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa wada kulamo uu...
War Goordhow naga soo gaaray Magaalada Dhuusa Marreeb ee Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in rag loo maleynayo inay ka tirsan...
Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya ayaa wadda kor u qaadista Dalagyada kala duwan ee dalka ka soo Go’a. Agaasimaha Guud ee...
Prof Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda Arrimaha Caalamka ayaa Radio Muqdisho, ugu warramay Waxyaabihii ugu waa weynaa ee Caalam...
Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Ciidammada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Deegaan hoostaga Degmada Buulaburde...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay...
War Saxaafadeed 30-12-2015 Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho