Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa abaal marino gudoonsiisay ehelada ciidamo Soomaaliyeed oo ku dhintay weerar 24-kii June-2015 lala beegsaday...
Muqdisho, September 12, 2015----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ku hadlaya magaca Xukuumada ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ummadda...
Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, ee dalka France., waxaan Soomaaliya...
Ugu yaraan 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama...
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy Adeegaha labada...
Munaasabadani lagu xusay sedex sano guuradii ka soo wareegtay markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud loo doortay...
Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay uu maamulka Galmudug ku howlanaa wax ka qabashada falalka amaan darada iyo jidgooyooyinka sharci darada ah ee ay...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo...
Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta deeq raashiin ah u qeybiyay dad danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Qoysaskaan...
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo diblomaasiyiin ayaa maanta ka qeybgalay kulan dib loogu eegayo sharciga shaqaalaha ajnabiga ee dowladda...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho