Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii argigixisonimo ee lagu qaaday hotelka Sahafi ee magaalada Muqdisho ayadoo dhanka...
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay wax aan waafaqsanayn shareecada Islaamka, daadinta dhiigga dadka Muslimiinta ah, aygoo canbaareeyay werarkii argagixisanimo ee ...
Allaha u naxariistee Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdikariin Yuusuf Aadan “Dhago badan” ayaa ka mid ahaa dadkii...
Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka...
https://www.youtube.com/watch?v=7EXiMQt8LIA
Maamulka Isbitaalka Madiina ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad ee dhaawacyada ku jira isbitaalka ee ay waxyeelada ka soo gaartay...
Labo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagixiso ee Alshabaab ku qaadeen Hotel Saxafi, ayaa dhaawacyadii soo gaaray ugu...
Hoteelka Saxafi oo ay saaka weerar argagixiso ku qaadeen naftood halligayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xaaladdiisu hadda deggantahay, kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...
Wasiirka Arrimaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay qaabkii uu usoo Guddiga farsamada ee maamul u...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho