Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shirka sadexaad ee India iyo Afrika kaasoo maata ka...
Wafdi u hogaaminayay Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Bekos uuna kamid ahaa wasiir ku xigeenka...
Shirkan oo looga hadlayay baahinta Federaalka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay safaaradda ay dowada Swisserland ay ku leedahay dalkani Kenya,waxaana...
Guddoomiye ku xigeennada Agaasmeyaasha Heer gobal Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka Saraakisha Ciidanka ilaalada Deeganka Xamar Ururka haweenk agobalka iyo Dhamaan Howlawadeenada...
Roobka saaka ka da'ay Muqdisho ayaa waxa ku diirsaday dadka ku dhaqan magaalada oo muddooyinkii u dambeeyay ka cabanaayay kuleeyl...
Guddoomiyaha degmada Baardheere Cabdullaahi Nuur Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay cabsi laga qabo fatahaad uusameeyo wabigga...
Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca doorashada loo marayo sanadka 2016-ka, wuxuuna u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Hindiya ayaa la kulmay madaxweynaha wadankaasi, iyagoo ka...
Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa cusub ee Magaalada Muqdisho, wuxuu dhashay 1965, wuxuuna ku dhashay magaalada...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa xalay cod u qaaday Mooshin lagu cambaareenayo cunaqabateynta ganacsiga oo uu Maraykanka...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho