Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), Wasiiru-dowlaha Waasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid...
Muqdisho, 19 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raβiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid...
Munaasabadaan shahaado sharaf lagu guddoonsiinayay Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo muddo afar sano ah casharka tafsiirka Qurβaanka Kariimka ah ka...
Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay qaar ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska oo la qorsheynayo in loo wareejiyo goobaha laga xoreeyay...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka codsaday Baarlamanka mamaulkaasi in ay mudo kordhin uu u sameeyo waqtiga loogu talagalay dhismaha golaha...
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool,...
Howlgaladan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo inay...
Muqdisho, 18 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hayβadaha dastuuriga ee dalka,...
Kulan looga soo horjeedo mooshinkii dhawaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaliya ayaa maanta lagu...
Wasiirka cadaaladda oo ay wehliyan taliyaha ciidanka Asluubta iyo xeer illaaliyaha guud ee Qarranka ayaa maanta dhagax dhigay warshada farsamada...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho