Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safar...
Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale Xabeeb oo ka hadlayay munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka oo ku began 10’ka Octobar...
Guddoomiyaha guddiga dardargelinta howlaha maamulka gobalka banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda Maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyo wafdi uu hogaaminayo...
Maamulka Degmada Cadale iyo kan Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ku guuleystay in qeybo ka mid ah degmadaasi dhawaan laga hirgeliyay...
Wasaarada Caafimaadka iyo Dowladda Norwaday ayaa si wadajir u hirgaliyey mashruuca Tamarta (Solar Power ) oo ku shaqeeya Ileyska Cadceeda...
Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay in ka badan boqol qofna waa ku dhaawameen weerar argagixiso oo lala eegtay...
Wefdigan uu horkacayayo guddoomiyaha gobolka Bakool mudane Maxamed Cabdi Tall ayaa kormeer ku mareya deegaanada iyo degmooyinka gobolka, ayagoo u...
Xaruntii Wasaaradda Shaqada oo la dhagax-dhigay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 6dii October 2015 dhagax dhigay...
Ciyaaryahanno ka socda Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ciyaaraha Isreeb Reebka Koobka Adduunka uga qayb galaya dalka Itoobiya ayaa 2-0...
Barnaamijka Aragtida Dadweynaha oo ka mid ah Barnaamijyada maalin laha ah Ee ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Barnaamijka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho