Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula...
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay...
Hey'adda Habeb Mental Health Foundation oo kaashaneysa Hay'adda Mersey Care NSH trus oo fadhigeedu yahay magaalada Liverpool ee dalka engiriiska...
Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa si habsami leh uga socda olala nadaafadeed oo qeyb ka ah...
Roobabkii deyrta ayaa galabta ka bilowday deegaano ka tirsan gobolka Mudug, waxaana deegaanada ay roobabka ka da’een kamid ah degmada...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...
Barnaamishka Kulan Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka oo Todbaad walba oo Maalinta Jimcaha ah lagu Falanqeeyo Waxayaabaha...
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka ahna guddoomiye ku-xigeenka dhanka siyaasadda ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta kulan la qaatay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho