Cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Mosuul ee waqooyiga Ciraaq, tilaabadan oo ay xukuumada Ciraaq...
Dowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero,...
Ciidamda sida gaarka ah u tababaran ee booliska ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Afgooye oo ay ku...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee...
Barnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga...
Xaflad ay soo agaasimeen maamulka jaamacadda Jamhuuriya University laguna soo bandhigayay waxqabadka ardayda jaamacadda Jamhuuriya islamarkaana lagu dooranayay gudoomiyaha urureka...
Madaxweynaha China Xi Jinping ayaa sheegay in dhaqaale gaaraya 60 bilyan oo doollar uu ku bixinayo horumarinta ganacsiga qaaradda Afrika....
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho