Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay soo dhaweyneysaa heshiiskii taariikhiga ah ee maanta lagu...
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo Baarlamanka...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Soomaaliya,Mudane Siciid Xuseen Ciid oo maalmahaanba booqasho shaqo joogay Magaalada Khartoum ee...
Suldaanka Saldanada Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Siciid ayaa waraaqahii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Cumaan Danjire Cabdirisaaq Faarax...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa maanta furay aqoon isweydaarsi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose...
Xaflada xil wareejinta ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’muuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka...
Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay dhaq dhaqaaqa ay kooxda Daacish (ISIS) ka wado dalka Liibiya. Qaramada Midoobay...
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dood ka yeelanaya codsiga ka yimid Raysalwasaare David Cameron oo soo jeediyey in la ansixiyo in ciidamada...
Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Avv. Caydiid C/laahi lka-xanaf ayaa Dalka dib ugu soo laabtey ka dib isago ka qeyba...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho