Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dalka dib ugu soo laabtey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dalka dib ugu soo laabtey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Avv. Caydiid C/laahi lka-xanaf ayaa Dalka dib ugu soo laabtey ka dib isago ka qeyba galay Shirka gudoomiyeyaasha Maxkamadaha sare ee Qaaradda Afrika oo ka dhacey Dalka Tanzaaniya.
Shirkaasi ayaa loogu Hadley dhowrida xaquul isaananka,sidii bulshada cadaalad loogu dhigi laha, cadaalada iyo tayenta Maxakamadaha Afrika.
Shirka Guddoomiyayaasha Qaaradda Afrika ayaa socday Mudo 4 cisho ah, waxaana diirada lagu saarey Hormarinta Garsoorka Afrika iyo qodob kale oo ka hadlaya Cadaalada iyo xuquuqul Aadaha bulshada ku nool Afrika.
Guddoomiyha Maxakamada sare ee Dalka Avv. Ceydiid C/laah ilka Xanaf oo Warbaahinta Dowlada kula Hadley Garoonka diyaaraha Aadan Cade ee Maqaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay qodob ugu muhiimsan ee Shirka.
Guddomiyhaa Maxkamada sare ee Dalka ayaa sheegay in Soomaaliya ay wali saxiixin Axdi Qarameedka Maxkamada Cadaalada Afrika.
Guddoomiyaha Maxakmada sare Dalka ayaa inta uu socdey shirka kulamo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid guddoomiyayaasha maxkamadaha Sare Afrika oo shirka ka soo qayb galey.
Avv,Caydiid ayaa Maqaalada Nairobi ee dalka Kenya kormeer ku tagay xarun tababar ugu socotay qaarka mid ah garsoosyaasha iyo xeer ilaaliyayaal Soomaaliyeed oo halaa tababar uga socdey in muddo ah.
 
Previous Post

Shirka looga Hadlayo Qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya o ka furmay Nairobi.

Next Post

Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed ku gaaray Gaalkacyo- SAWIRRO

Next Post
Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed ku gaaray Gaalkacyo- SAWIRRO

Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed ku gaaray Gaalkacyo- SAWIRRO

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In