Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maanta ay bulshada Soomaaliyeed ay u tahay maalin taariikhi...
Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa qeybinta taariikh nololeedka xubnaha guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo guddiga Xuduudaha...
Tartanka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay oo noqday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, kadib...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega saddexaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddiga doorashada ee Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in loo gudbayo wareega ugu dambeeya ee tartanka. Wareegan oo...
Guddoomiyaha baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa furay sanduuqa codbixinta doorashada Madaxtinimada ee dowlad Goboleedka Galmudug, kaasi oo ay isugu soo...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega Labaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddoomiyahaya baarlamaanka dolwad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa bilaabay codeynta wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Galmudug, iyadoo ay ku...
Guddiga doorashad Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iminka tirinaya codadka musharax waliba, waxaana ay sheegi doonaan inta uu helay...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega koowaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho