Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa maanta waxa...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Carbiska Ee Demada Afgooye ayaa ku waramaya in Qarax lala Eegtay Kolonyo Gaadiid ah oo...
Maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa tabar ahaan iyo isku tiirsanaanba sii wiiqmeysa, ka dib markii uu ragaadiyay khilaaf u...
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xaquuqda Aadanaha, Wasiirka Wasaarada caafimadka, Xilibaanno katirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...
Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa dood kulul oo ay kaga hadleen derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya,...
Roobabaka lixaada leh ee xalay ka da'ay magaalada Cadaado iyo nawaaxigeeda ayaa meelaha qaar ka geystay qasaaro saamayn leh. Wadada...
Aqoon iswaydaarsi la xariira uruurrinta xogta ku saabsan doorshada sanadka 2016 ka la filayo inay ka dhacdo Dalka oo ay...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidmada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday dad lagu soo eedayay fal dambiyeedyo...
Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayo sidii bulshadda loogu wacyigalin lahaa ilaalinta sharciga xaquuqda carruurta Soomaaliyed iyo tayeynta hay’adadaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho