Wednesday, November 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha Oo Ummada Soomaaliyeed Alle Uga Baryay Inuu Dhibta Ka Dulqaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

November 18, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulan looga hadlayay doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulan looga hadlayay doorashooyinka

November 18, 2025

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga iyadoo ay wehliyaan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,Cabdi Salaan Hadliye Cumar,Wasiiru dowlaha madaxtooyada mudane Mahad Maxamed,Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo mas,uuliyiin kale.

Madaxweynaha iyo xubnaha la socday oo kusoo cimreystay dhulka barakeysan ayaa madaxweyne XassaN Sheekh Maxamuud waxa uu alle uga baryay dadka Soomaaliyeed inuu ka dulqaado dhibta heysata isagoo kusugan kacbada ayuu u duceyay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
IB0A8811 IB0A8815 IB0A8830 IB0A8844 IB0A8847 IB0A8850 IB0A8880 IB0A8881 IB0A8885 IB0A8888 IB0A8890 IB0A8896 IB0A8904 IB0A8905 IB0A8910 IB0A8927 IB0A8934 IB0A8975
Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo lagu wareejiyay hub, gaadiid Iyo ciidamo “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha: “Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u yahay horumarka iyo xasiloonida caalamka” “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha: “Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u yahay horumarka iyo xasiloonida caalamka” “Sawirro”

Madaxweynaha: "Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u yahay horumarka iyo xasiloonida caalamka" "Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

November 18, 2025
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, Caasimadda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulan looga hadlayay doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulan looga hadlayay doorashooyinka

November 18, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir lagu gorfeynayey dhammaystirka hawlaha doorashooyinka dowladaha hoose...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Labaad ee Qiimeynta iyo Kormeerka Qaran

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Labaad ee Qiimeynta iyo Kormeerka Qaran

November 18, 2025
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Labaad ee Qiimeynta iyo Kormeerka Qaran, oo...

Soomaaliya oo soo dhawaysay heshiiska ay Doxa ku gaareen Kongada dimoqraadiga ah iyo jabhadda M23

Soomaaliya oo soo dhawaysay heshiiska ay Doxa ku gaareen Kongada dimoqraadiga ah iyo jabhadda M23

November 18, 2025
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa saxiixa heshiiska Doha Peace Framework ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo iyo Isbahaysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In