Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey...
Guddoomiyihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Sweden ayaa is casilay kaddib markii loo magacaabay in uu noqdo Isu duwaha xafiiska ka...
Muqdisho, Sebtember 5th 2015 –Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo muujinaya in bariga Afrika...
HOR-DHAC. Qormadan, waxaan ku soo koobi doonaa nuxurka bayaankii guddoomiyaha baarlamaanka ka soo baxay ee uu uga hadlay waddooyinka lagu...
September 5, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, oo ay wehliyaan Wasiiru dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University...
Kulankan oo ka dhacay hooyga uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka degenyahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Danjire Harriet Mattews waxa...
Maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Maamulka Puntland oo ka mid ah tiirarka nidaamka...
Madaxweynaha Jamuuridda Fedaralka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo wefdi uu hogaaminaya oo weli ku sugan dalka Talyaaniga ayaa kulamo...
Guddoomiyaha Gobalka Bay ayaa sheegay in dhawaan uu bilaabanayo Mashruuca dhismaha waddooyinka Magaalada Baydhabo kadib kulan uu maanta la qaatay...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho