Ciidanka booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub la tuhunsan yahay in ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal ay...
Siminaarkani oo lagu baranayay casharro laxiriira sida ay ardaydu ku dooran karaan daraasaadka sare ee jaamacadaha gaar ahaan kuliyadaha...
Xukunka maanta ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu riday Afar ee daysanayaal kuwaas oo lagu...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u Amba baxay dalka Talyaaniga si...
Danjiraha Soomaaliya ee waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa la kulmay guddoomiyaha gobolka Riyaad Faisal bin Bandar....
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa deeq gaarsiisay qaxootiga ree Yemen eek u sugan degmada Shibis ee gobolka Banaadir....
Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka Ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay...
Jaaliyada ayaa ka muuqatay Farxad gaar ah iyago u hamuun qabay soo dhaweynta Wasiirka iyo in uu warbixin guud ka...
Xilibaanada Soojeedinta Caawa Gudbiyay oo Tiradoodu Gaaray 125 mudane ayaa Ciwaan uga Dhigay “Soo Jeedin Laalis Mooshinka iyo Eedeymaha Aan...
Munaasabad lagu maamuusayay soo nooleynta dhaqanka, hiddaha, farshaxanka iyo isdhexgalka bulshada ayna soo qaban qaabisaty wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalkiisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho