Dowlada Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad...
Marwada Madaxweynaha ayaa maanta booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta oo ku taala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir. Booqashada Marwada Madaxweynaha...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ganaax ah ku ridday dad ajaanib ah oo dalka si sharci darro ah ku joogay....
Muqdisho, November 5, 2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay...
Shacabka Galmudug ayaa gartay taageerada iyo tayaynta Ciidamada Maamul goboleedka Galmudug inay tahay xajinta iyo maamul wanaagga Galmudug,waxayna si Taageero...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah ka mid ah maamulkaย oo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maantay La Kulmay dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxaa uu kula kulmay...
Munaasabad koob lagu guddoonsiinayay gabdhaha kubada gacanta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Heegan oo ku guuleystay koob loo qabtay kooxaha kubada...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho