Kulankani oo ahaa mid looga hadlayey dhiiri galinta waxbarashada iyo doorka Bulshadu ka qaadan karto ayaa lagu qabtay Magaalada Dhusamareb...
Ciidamada Nabadsugidda ee Maamulka Galmudug ayaa soo furtay la heystayaal Iiraan u dhashay oo muddo 10 bilood ah afduub ahaan...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga Dalka oo ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidamada...
Dhageystayaasha Radio Muqdisho waxaa lagu wargelinayaa in Barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Idaacadda Khamiis kasta beri oo kale...
Shir nabadeyn ah oo u dhaxeeya beellaha wada dega gobolka Mudug ayey ku yeesheen magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka ee Puntland...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmdug oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo ka kooban 11, iyo...
Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Qaranka waxaa Golaha shacabka dib ugu soo celiyey maanta guddiga Warfaafinta,dhaqanka iyo isgaarsiinta ee Baarlamaanka waxaana Guddoomiyaha...
Diyaaraddan oo nuuceedu yarahay Antonov ayaa dhacday waxyar uun kadib markii ayaa ka duushay gagida Duyuuradaha ee Jubba. Warka aya...
Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta kormeer ku tegay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool si ay usoo...
Ardayda Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan ee hoostaga Mu’asasada Maka Al-mukarama ayaa deeq lacageed oo gaareysa $1000 (kun dollar) gaarsiiyay Maryama...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho