Odayaal iyo dad kale oo mas’uuliyiin ah ayaa ku guuleystay in ay heshiis nabadeed dhex dhigaan labo beelood oo dhowaan...
Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada ku soo gaba gabeeysay siminaar ku saabsan sidii bulshada iyo laamaha amniga...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay ayaa waxaa looga hadlay...
Barnaamijkan fulinta ah ee ay wada saxiixdeen Wasaaradaha Warfaafinta Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa waxa uu daba socdaa hishiis iskaashi...
Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sameysay diyaar garow ku aadan dhibaatooyinka caafimaadka ee ka dhalan...
hey’adaha Qaramada midoobay ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay ku dhawaaqeen in sanadihii 2013-2014 Soomaaliya laga heley cudurka Dabeesha...
Madaxweynaha oo sheegay in dowladda ay garab taagan tahay qorshaha lagu horumarinayo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Muqdisho, 22 October, 2015: Madaxweynaha...
Iyadoo roobab daadad watay oo socado badan ay ka da’een qaybo badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan dadkuna ay ku...
Iyadoo la tixraacayo wareegtada sumadeedu tahay MOF/OM/0060915 ee ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti,...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho