Shirweynihii looga hadlayey sidii looga gaashaaman lahaa isbedelka cimilada, Fatahaadda, Roobabka iyo roobabka la filayo in ka da’aan dalka ayaa...
Wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha iyo wasiir ku xigeenka wasaaradaasi iyo xildhibaano katirsan...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Heshiis is...
R/wasaarihii hore ee Isra’iil Ehud Barak ayaa dacwad looga soo oogay wadnanka Maraykanka, taasoo la xariirta xasuuqii ay ciidamada Isra’iil...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay qeybaha kala duwan ee bulshada lalahaa wadatashi ku saabsan qaraar Baaralamaani...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed...
Dood cilmiyaadkaan oo su’alo lagu weydinayay Wasiirka Dhallinyada iyo Cayaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduaahi Xasan Nuux ayaa ujeedkiisu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Jaamacadda Ummadda isagoo uu u kuur galayay sida ay...
Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya MagaaladaCadan ee dalka yamen Axmed Cabdi xasan Suudaani oo la hadlay Radiyo muqdisho ayaa...
Magaalada Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayo ururinta kaalmo dhaqaale oo ujeedada laga lee yahay ay tahay sidii...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho