Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u...
R/wasare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte qaalib ayaa maanta tababar usoo xiray shaqaale ka tirsan hey'adaha dowladda kuwaasoo...
Nuxurka Su'aallaha ay Mudaneyaasha Baarlamaanka weeydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa kala ahaa Sharciyada iyo siyaasadda Waxbarashada Qaranka,...
Hotelka Siyaad oo Maleshiyaadka Al-Shabaab ay weerareen Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay ayaa dayactir lagu sameeyay kadib maanta dib loofuray...
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay wax ku bartaan...
Ciidamada XDS ee ku sugan deegaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la...
Waxaa sii kordhaya dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka Soomaaliyeed ee sida Tahriib ahaanta ah u sii mara dalka Suudaan kuwaas...
Taliska AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay baarayaan, dad shacab ah oo ku dhintay rasaas ciidamo ka tirsan...
Madaxweynaha Koofur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta booqday degmada Bardaale ee gobolka Baay si uu ugu...
Baarlamaaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ayaa kaga doodi doono hindishe sharciyeedka Isgaarsiinta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho