Roobabkan oo watay dabeylo aan sidaa oo xoogganeyn ayaa saacado badan oo maanta ah ka daโayay degmada Mahadaay iyo nawaaxigeeda,...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta calanka oo ku asteysan 12 Oktoobar ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Kuwait. Munaasabada waxaa soo...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay xaaladda xuquuqul Insaanka dalkeenna, kaasoo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan uu...
Mudaneyaal Lifaaqa hoose waxaa ku jira qodobbada xalinta mooshinka laga soo gudbiyey Madaxweynaha 12kii August 2015 ayadoo lifaaqa kalena uu...
Kulan lagu soo afjarayey Qodobadii ku xusnaa Mowshinkii ย Madaxwayna jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh, Maxamuud ay ka keeneen xubno ka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Side ayaa beenisay eedeymaha sheegayo inay fuliyaanย xukuno Shacbiyadeed . Guddoomiyaha maxkamadda darajada Koobaad ee ciidamada qalabka...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Kaxda. Xarunta cusub...
Sawir qaade Maxamed Cabdulaahi "Feereeysane"
Shir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada...
Wasiirka difaaca Soomaaliya Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagay degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho