Qarax argagaxiso ayaa ka dhacay magaalada Ankara kaas oo galaaftay dasaasiin dad ah Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka ah Mudane Cumar C/rashiid...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka...
Barnaamijka doodaha cayaaraha ee ka baxa Radio Muqdisho Habeenka Sabtida oo ay Axadda soo galeyso ayaa waxaa lagu falanqeeyaa arrimaha...
Soomalida ku nool Zürich ee dalka Switzerland oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Taliyaha cidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayay dar-galinta hananka dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalka oo maanta ka...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii 5-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay Jaamacadda Galkacyo ayaa maanta...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa maanata xafiiskiisa kulan kula qaatay...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya...
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo xubno kale oo ka socda...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. S/G Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho