Barnaamijka Aragtida Dadweynaha oo ka mid ah Barnaamijyada maalin laha ah Ee ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Barnaamijka...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Dowladda Ruushka ay aqbashay in dib loo billaabo wada hadallo lagu xaqiijinayo in mucaaradka labada...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howllaha shaqo ee uu...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay dhibayso shaqo...
Wadahadallo lagu soo nooleynayo awooddii Booliska Soomaaliya, ayaa waxa uu Magaalada Garoowe uga socdaa Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Booliska Soomaaliya...
Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo Kuwait uga qeybgelaysa shirka kalfadhiga 62-aad ee wadammada Bariga iyo Mediterranean...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa sheegay in maalinnimada berri ah uu bilaaban doono wadahadalka ku...
Dowlada Iran ayaa xaqiijisay in Jeneraal Hossein Hamedina oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee militariga Iran lagu dilay Xalay...
Premeir Bank ayaa maanta daah-furay adeegyo banki oo u gooni ah qurbo-joogta Soomaaliyeed, iyadoo shir jaraa’id oo Madaxda Bankiga qabteen...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho