Maamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee...
Malaayiin Xujeey ah ayaa manta oo ah Sagaalaadka waxey taaganyihiin Buurta Carafo kuwaasoo ka kala tagay caalamka daafihiisa si ay...
Madaxweynaha dalka Yemen Cabdulrabi Mansuur Haddi ayaa la sheegay in uu shalay dib ugu laabtay magaalada Cadan ee wadankiisa kadib...
Wasiir ku-xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo xubno kale ayaa...
Kulankan looga hadlayay sida dhallinyarada Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan karaan horumarka iyo dib u dhiska dalka uu soo qaban...
Ku-simaaha Guddoomiyaha gobalka banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Maamulka Gobalka iyo mas’uuliiyin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban...
Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada ayaa maanta kormeer...
Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdule Afrax ayaa maanta deeq dhar ah oo loogu talagalay in ay ku...
Maman Sidikou Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, , ayaa ku baaqay in la kordhiyo yaageerada dowladda Federaalka Soomaaliya si...
Tababarkan oo si wada jir ah ay u soo qaban qaabiyeen Maamulka degmada Cabdulcasiis iyo kan gobalka Banaadir oo lagu...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho