Hal qof ayaa geeriyooday labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii gaari kuwa iska rogaha ah uu shil ku...
Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guusha Ciidammada Qalabka Sida...
Xafladda caleemasaarka madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta ka socota magaalada Cadaado, waxaana goob jog ka ah madaxda dowladda Federaalka iyo...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo hadal ka jeediyay Furitaanka Xafladda Caleemasaarka M.weynaha Galmudug C.kariim Xuseyn Guuleed ayaa sheegay...
Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud...
Dhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la...
Amarkan ka soo baxay maamulka magaalada baladweyne eek u aadan mamnuucista gaadiidka miraayadaha beensalka leh ee dhexmara magaalada ayaa looga gol leyahay...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo...
Maamulayaasha duulimaadyada rayidka ee Kenya ayaa sheegay in hawada la xirayo muddo 50-daqiiqo maalinta jimcaha marka uu ka soo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho