Akhristayaasha sharafta leh halkani waxaan idiin ku soo bandhigeynaa barnaamijka Fanka iyo fanaanka ee Radio Muqdisho oo muuqaal ah Daawasho wacan.
Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beladweyne
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku tagay Magaalada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan. Jeneraal...