Tartanka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay oo noqday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, kadib...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega saddexaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddiga doorashada ee Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in loo gudbayo wareega ugu dambeeya ee tartanka. Wareegan oo...
Guddoomiyaha baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa furay sanduuqa codbixinta doorashada Madaxtinimada ee dowlad Goboleedka Galmudug, kaasi oo ay isugu soo...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega Labaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddoomiyahaya baarlamaanka dolwad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa bilaabay codeynta wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Galmudug, iyadoo ay ku...
Guddiga doorashad Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iminka tirinaya codadka musharax waliba, waxaana ay sheegi doonaan inta uu helay...
Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega koowaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan...
Guddoomiyhaha Guddiga doorashada Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan (Masago) ayaa sheegay in wareega koowaad Musharaxii la yimaada 45...
Dooorashada Madaxweynaha Dowlad goboeedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho