Xisbiga Daljir ayaa maanta deeq lacageed guddoonsiisay carruur agoon ah oo Jimciyadda SOHEDA ay gacanta ku heyso, kaasi oo loogu...
Maamulka Degmada Waaberi oo kaashanaya Taliyaha Saldhigda Degmada ayaa maanta tababar ku aadan dhanka sawir qaadista ah u furay 30...
R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo danjirayaasha qaar ka mid ah wadamada caalamka u...
Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa guddiga afurinta dadka sooman ee danta yare waxaa ay wadeen mashruuc...
Munaasabad Baroordiiq ah oo uu soo qaban qaabiyay guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud ayna ka...
Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha...
Hoolka uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud ee magaalada cadaado ayaa waxaa maanta si arasmi...
Munaasabadan oo loogu dabaal degayay maalinta ay wadamada Muslimiintu u aqoonsadeen maalinta agoonta oo ku began 15ka bisha Ramadaan oo...
Deeqdan Raashinka ah oo ka timid dowladda Cumaan ayaa waxaa maanta loo qeybiyay qaar kamid ah dadka danyarta ah ee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho