Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaal ka dhacay Ceel guduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dagaal ka dhacay Ceel guduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha loo yaaan ย Buuro Bahalo oo dhinaca galbeedka tuulada Ceel guduud, halkaaso magaaladaasi i jirta masaafo dhan 3 km.

Qof ka mid ah dadka deegaankaasi oo codsaday inaan magaciisa la soo shaacin sababao la xiriira dhinaca ammaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dagaalka uu socday muddo kooban. isagoo intaasi ku daray in ciidamadii dowladda ee dagaalka soo qaaday ay dib ugu laabteen xaruntooda Ceelcade.

Related posts

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026

Sidoo kale waxaa uu noo sheegay in maxaabiistii Al shabaab ugu xirneyd Ceelguduud ay dhamaantood xabsiga ka fakadern.

Dadka u xirnaa maleeshiyaadka Shabaab ee xabsiga ka fakaday waxaa ka mid ahaa Hooyo dhashay 6 caruur ah oo ay kooxda shabaab dil ku xukumeen, ย kaddib markii ay ku eedeeyeen in ay samaysay meher qaldan, haweeneydaasi dhibana ah ayaa ย magaceeda lagu sheegay Deeqo Maxamuud โ€œAaranโ€.

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa dhibaatooyin xad dhaaf ah u geysta dadka abriyada ah ee an waxba galabsan, iyagoo siyaabo kala duwan hore ย dhagax ugu dilay haween Soomaaliyeed, taasoo ah fal aad ย u xun oo ka fog dhaqanka suuban iyo xuquuqda Aadanaha.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radiomuqdisho

Next Post

Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In