Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha dastuurka ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey doorka ururadda bulshadda Soomaaliyeed ay...
Madaxweynaha ย Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka heley...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xubno metelayey Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka...
Gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxakamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo wareysi siiyay Radio...
Taliska ciidanka Nabad gelyada wadooyinka ayaa maanta faah faahin ka bixiyay shilalka ka dhaca Muqdisho iyo waxyaabaha sababa, iyadoo talisku...
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada...
Daraasad cusub oo lagu daabacay jariidada OBESITY ayaa daaha ka rogtay in cabidda 500 OO Millilitter oo biya ah cuntada...
Taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo Waraysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka sheegay...
Wafdi Xildhibaanno ah ayaa gaaray Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan si ay wax badan uga ogaadaan xaaladaha deegaanada Gobolkaas iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ku sii jeeda degmada...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho